Gabarey-maanyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Nafley la aaminsanyahay in ay badda ku nooshahay oo qaarka sare gabar ka ah qaarka dambena mallaay. ld habarey-maanyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gabarey-maanyo ↴
habarey-maanyo | halkable |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg