Gabbaati

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Hanti yar oo laga bixiyo gabar la guursanayo oo yaradka ka horreeya.

Gabbaati

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Hanti yar, markaas gabar la guursanayo, ka bixin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gabbaati

gabbaatiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg