gabbi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Nabar la soo tuuray balfin, weecin, celin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gabbi ↴
gabbigabbi [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Ilaalo koox ah oo loo diro col inay soo indha-idheeyaan. ld gabgabbi.
gabbin [m.f.dh]
eeg gabbi. ld gabbis.
gabbis [m.l]
ld gabbin.
gabgabbi [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
ld gabbigabbi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg