Gabbigabbi

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Ilaalo koox ah oo loo diro col inay soo indha-idheeyaan. ld gabgabbi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gabbigabbi

gabgabbi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg