Gableyshimbir
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Ciyaar dhaqameed oo qaabka loo dheelo ama dhaqdhaqaaqeeda laga soo minguuriyay shimbirka la yiraahdo gabley.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gableyshimbir ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg