Gablool
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:Candho guran oo aan caano lahayn. ld gabto, gabtood, gabtool¹.
Gablool
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oolay, -ooshay)Wax guran oo aan caano lahayn noqosho. ld gabtool².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gablool ↴
gabloolid | gabto | gabtood | gabtool | gabtool | gabtoolid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg