Gabooye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Galka fallaaraha lagu rito; qule. ld gabooyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gabooye

gabooyaale | gabooyo | qumbac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg