Gacan-adayg

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Bakhaylnimo.

Gacan-adayg

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Ku g.: hanti ku bakhaylid (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gacan-adayg

gacan-adaygid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg