Gacantogaaleyso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)1. Wax durugsan laacid. 2. Ammaano loo dhiibtay ku takrifalasho (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gacantogaaleyso ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg