Gacanyare

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

Kaaliye; hoosjiooge.

Gacanyare

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

(taar.) Bulshadii dhulgoosiga ninka ilaaliya boqorka, una qabta hawlaha militriga, kaddibna hela dhul uu ku noolaado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gacanyare


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg