gadfan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Wax, wax ku gadaaman ahaansho. 2. Wax, wax kale dahaar looga dhigay ahaansho. ld gedfan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gadfan

gadfanaan [m.f.dh]
eeg gadfan. ld gadfanaansho, gedfanaan, gedfa- naansho.

gadfanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gadfanaan.

gedfanaan [m.dh]
ld gadfanaa.

gedfanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gadfanaa.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg