gadoon
(m.l) (-nno, m.dh)Meel godan oo ciid adag ama dhadhaab ah oo marka roobku da'o xareedda laga dhurto.
gadoon
(m.dh)Haan gorof ah oo la tuuray.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gadoon ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg