Galaalo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Neef ido ah oo madaxa madow oo foolka calaamad cad ku leh.

Galaalo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-ltay, -latay)

Cid galaal marsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galaalo

galaalasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg