Galaayuus

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qaylo, dhaadasho. 2. Olol iyo juuc badan oo ay nirguhu sameeyaan markay gaajoodaan.

Galaayuus

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

1. Qaylid, dhaadasho. 2. Nirgo gaajooday olol iyo juuc badan samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galaayuus

galaayuusid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg