galabcarraw
(m.l)

Socod waqti galab ah la socdo.

galabcarraw
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-abay, -awday)

Waqti galab ah socosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galabcarraw

galabcarraabid [m.f.dh]
eeg galabcarraw².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg