Galasac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Caano dhaynimadii ka tegay welina aan suusac noqon.
Galasac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Caano heer ay dhaynimadii ka tegeen, suusacna aanay noqon gaarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galasac ↴
galasicid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg