galbo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-baday, -batay)

1. Galab carraabid. 2. Tegid aan soo noqosho lahayn sameyn. 3. Aqalgelid (guur).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galbo

galbasho [m.f.dh]
eeg galbo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg