Galliin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld gelliin¹.

Galliin

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

U g.: Laba dhinac oo dhibaato dhextaalay heshiisiin; ergayn. ld gelliin².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galliin

gelliin | gelliin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg