Galoof-olol
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Ololidda neef geel ah oo guran oo u olola sida neef irmaan oo ubad u xiranyahay. 2. ld galoof-ololid.
Galoof-olol
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-olay, -oshay)Neef geel ah oo guran sida neef irmaan u ololid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galoof-olol ↴
galoof-ololid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg