Galoolan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

Wax la galoolay noqosh.

Galoolan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Wax la galoolay ahaansh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galoolan

xallaafato | abqo | galoolmid | galoolnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg