Galsho
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Ceel yar oo laga sameeyo ballida hareereheeda si biyuhu ugu miiraa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga galsho ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg