Gamaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Ur ka soo baxa harag, iwm oo aad u gubtay. 2. Gubashada wax ay aad u gubtaan. 3. ld gamaari.

Gamaar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Dambas noqosho (dab). 2. Si ba'an u gubash.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gamaar

gamaari | gamaarid | gamaarin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg