Gamaari
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax dambas ka dhigid. 2. Wax si ba'an u gubi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gamaari ↴
gamaar | gamaarid | gamaarin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg