Gamashi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xilliga naqu caddaado ee xooluhu caano yareeyo. 2. ld gamashiyi.
Gamashi
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)Naq, waqti uu caddaaday gaari.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gamashi ↴
gamashiyid | kalhoraad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg