Gambar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Shey ka samaysan afar lugood oo gaaban iyo maqaar isku haya, garbo lahayn oo lagu fadhiisto. ld gember, wamba.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gambar

gambaraash | gimbiraash | wambar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg