Gambooley

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Haweenka inta gambo xirata oo la qabo ama la guursaday; naago, duma.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gambooley


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg