gamuux
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

G. ah: wax aan caarad fiiqan oo wax mudi karta lahayn. ld gamuur¹, gumuux¹, guxuun.

gamuux
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)

Wax aan af wax mudi kara lahayn ka dhigid. ld gamuur², gumuux², guxuun.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gamuux

afgamuuxan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xmay, -xantay)
ld afgammuuran¹.

afgamuuxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
ld afgammuuran².

afgamuuxmid [m.dh]
ld afgammuurmid.

afgamuuxnaan [m.dh]
ld afgammuurnaan.

afgamuuxnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld afgammuurnaan.

gamuur [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
ld gamuux.

gamuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld gamuux.

gamuuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld gamuuxa.

gamuurid [m.f.dh]
ld gamuuxi.

gamuurnaan [m.dh]
ld gamuuxnaa.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg