ganan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-nnaa, -nnayd)1. Wax la tuuray ahaansho. 2. Wax fallaari ku dhacday ahaansho. ld gena.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ganan ↴
gannaan [m.f.dh]
eeg ganan. ld gannaansho, gennaan, gennaansh.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg