gannaan
(m.f.dh)

eeg ganan. ld gannaansho, gennaan, gennaansh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gannaan ↴

saangannaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saangan². ld saan-gamnaan, saangaamnaansho, saangan-naansho.

saangannaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld saangannaan.

gaannanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gannaanaan.

gannaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gannaa.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg