gantaal
(m.l) (-llo, m.dh)

1. Wax la ganay oo fallaar iwm. 2. Qalab ama hub halis ah oo meel fog wax ka dila. ld gentaal.

gantaal
(m.dh)

ld gantaali.

gantaal
(m.dh)

Gantaal gani.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gantaal

gentaal [m.l]
ld gantaal.

gentaal [m.dh] (-llo, m.dh)
ld gantaal.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg