garabdhig
(Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1) (-gay, -gtay)

Isbarbardhi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garabdhig

garabdhigid [m.f.dh]
eeg garabdhi.

isgarabdhig [m.l]
Isu-eegidda laba shey ama ka badan waxay ku kala duwanyihiin ama isaga mid yihiin.

isgarabdhig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Laba wax ama ka badan waxay ku kala geddisanyihiin ama isaga mid yihiin isu eegid.

isgarabdhigid [m.f.dh]
eeg isgarabdhig².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg