Garabjiid
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Summad geela lagu dhigo oo ah alif ku jiidan garabka fooddiisa ilaa cududda meesha ay iska galaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garabjiid ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg