garabso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Cid garab ka dhigasho. 2. Wax garab saarash.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garabso

garabsasho [m.dh]
eeg garabso. ld garabsad, garabs.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg