garabtaag
(Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1) (-gay, -gtay)

Fidinta gorayo, cantalaay iwm ay baalka fidiyaan; is g.: qof taageeri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garabtaag

garabtaagan [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax, wax taageeraya ahaansho (cid.

garabtaagid [m.f.dh]
eeg garabtaa.

garabtaagnaan [m.f.dh]
eeg garabtaagan. ld garabtaagnaansh.

garabtaagnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld garabtaagnaa.

isgarabtaag [m.l]
Taageerada loo sameeyo cid, arrin ay wadato.

isgarabtaag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Cid arrin ay wadato taageerid.

isgarabtaagid [m.f.dh]
eeg isgarabtaag².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg