Garansii
Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)1. Cid wax xusuusin. 2. Cid wax ka dhaadhici.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garansii ↴
dareensii | garansiin | garansiis | midaar | solansii |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg