garays
(m.l) (-syo, m.dh)

Guntiino midabbo leh oo haweenku xirtaa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garays

diyaargaraysasho [m.f.dh]
eeg diyaargarayso.

diyaargarayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wax diyaarsasho.

garaysad [m.l]
ld garaysash.

garaysasho [m.f.dh]
eeg garayso. ld garaysad, garays.

garaysi [m.l]
ld garaysash.

garayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. (f.g) Wax, inuu garyahay qirid. 2. (f.mg) Garays xirasho. 3. (f.mg) Garraar xirash.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg