garbi
(m.dh)

Geed cadaadka u eg kase wey.

garbi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Cid, garab ku riixid. 2. Wax, garab ku qaadi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garbi

garbin [m.f.dh]
eeg garbi². ld garbi.

garbis [m.l]
ld garbi.

garbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Arrin la isku hayo cid kala doodi.

garbixin [m.f.dh]
eeg garbix.

hagarbixid [m.f.dh]
eeg hagarbax². ld hagarbax¹ (2).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg