garhay
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-yay, -ysay)Awr hoggaamin; dad ama wax kale hogaami.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garhay ↴
garhayn [m.f.dh]
eeg garha.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg