garid
(m.f.dh)eeg gar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garid ↴
abyanaha logaridam [m.l]
(xis.) Qayb ka mid ah logaridamka tiro ee ah abyoonaha ku yaalla bidixda barta tabanlaha ee ku jirta logaridamka.
angarid [m.f.dh]
eeg angar². ld angar¹.
fangarid [m.f.dh]
eeg fangar².
garaangarid [m.dh]
ld garangari.
garangarid [m.f.dh]
garangar². ld garaangarid, garaangirid, giraangirid, giringiri.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg