garmari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid, cid kale gar ka dhexeysa kala doodi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garmari

garmarin [m.f.dh]
eeg garmar.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg