Garoon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)Barxad weyn, bannaan oo siman. Tus. “G.ka kubbadda; g.ka dayuuradaha.
Garoon
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Neef lo'ama riyo ah oo aan geeso lahayn; seeny.
Garoon
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-may, -ntay)1. Dhul geedo ka dhammayn. 2. Madax timo ka murxi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garoon ↴
yool | garoomanaan | garoomid | garoonnaan | garoonnaansho | garoonshiid | gegi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg