Yool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Degganaansho la'aan nafley ka muuqata. 2. (-lal, m.l) Sal; gun; madhaafaan. Maalintii y.ka: maalinta qiyamaaha. 3. (-lal, m.l) Goob; madal; garoonka gudahiisa meesha kubbadda cagta iwm lagu dheelo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yool

waa | yoolaal | yoolaalid | yoolgaar | yoolgaar | yoolgaarid | yoolyool | yoolyool | yoolyoolid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg