Garruud
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:1. G. ah: awr xooggan oo rarooyo ah. 2. G. ah: qoryo adadag oo waaweyn. 3. Rag duqow ah oo garta qaada; madax; qaaf.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garruud ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg