Garwaaqsii
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)Cid in ay wax garwaaqsato gayeysii.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga garwaaqsii ↴
garwaaqsiin | xusuusi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg