Gasho
Qaabnaxa: f.g/lg3 Isrogrogga: (-shaday, -shatay)1. (f.g) Wax la fasilay xirasho. 2. (f.g) Wax la tolay xirasho (kabo iwm). 3. (f.lg) Wax gudihiisa, wax ku ridasho. Tus. “Jeebka lacagta gasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gasho ↴
faagasho | eedsheegasho | haarguduud | maagasho | oodrogasho | qaalaamarrogasho | qaalmarrogasho | taaloogasho | xagasho | xagxagasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg