Gawaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Nin, rag iyo haweenka isu geeya; rufiyaa.

Gawaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

U g.: nin iyo naag isu gay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gawaad

gawaadad | gawaadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg