Gaxandho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Geed nagaar faalala, xooluhu cunaan, dhalo miro qodax leh oo markay qallalaan muda dadka iyo xoolaha. ld gacandho, gocondh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaxandho

cagaag | gacandho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg