Gaxarato

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cunto la bisleeyey inta weelka salkiisa ku dhegta; guggu.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaxarato


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg