Gaxarbe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dacool midab sharax-sharax ah iyo qaabab kala duwan leh oo badda laga helo. 2. Roob badan oo muddo dhac da'a. 3. Dhagax adag, midab gaduudan leh oo loo isticmaala qurxinta dhismayaasha. ld kaxarb.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaxarbe ↴
kaxarbe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg