Gebidhaclee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

1. Si dalambaabi ah u socosho. 2. Wax hadba dhinac ku dhici.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gebidhaclee


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg